scaricare-APK
File apk per Android
Informazioni in breve
In generale il file apk di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) ha una valutazione di 6.8 su 10. Questo punteggio è cumulativo, la maggior parte delle migliori app su Google Play Store ha una valutazione di 8 su 10. Recensioni totali su Google Play Store: 0. Numero totale di recensioni a cinque stelle ricevute: 0. Questa app è stata valutata come negativa da un numero di 0 utenti. Il numero stimato di download supera le 10,000+ downloads unità, in Google Play Store Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) è situato nella categoria Tools, con tag , ed è stato sviluppato da Somali Islamic Library. Puoi visitare il loro sito web not exists o contattarli tramite email a tafseeralquran1@gmail.com. Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) può essere installato su dispositivi Android dalla 5.0(Key Lime Pie)+ in avanti. Forniamo solo file apk originali. Se qualcuno dei materiali presenti su questo sito viola i tuoi diritti, sei pregato di segnalarcelo. Puoi anche scaricare il file apk di Google ed eseguirlo utilizzando emulatori Android come Nox App Player, Bluestacks e KOPlayer. Puoi anche scaricare il file apk di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) ed eseguirlo su emulatori Android come Bluestacks o KOPlayer. Versioni del file apk di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) disponibili sul nostro sito: 2.0, 1.0. L'ultima versione di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir(Tafsiirka Quranka Sh. Dirir ) è la 2.0, caricata il 2022/17/04.
Screenshot di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Descrizione di Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur'anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasianad ha .

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur'aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. In aad aayada aad rabto dooran karto.
- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. In aad qaari'a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari' oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. In Marka aad suurada, aayada iyo Qaari'a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.


6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari'iin cusub
9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka
b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama "Allarme" wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto
c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa'idno.
InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Cronologia delle versioni Tafsiirka Quranka Sh. Dirir
Nuovo in Tafsiirka Quranka Sh. Dirir 2.0
Qari'iin cusub
Turjumaadka quranka luqada Ingriisiga
Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan karto
Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama
Si prega di valutare questa app
Più informazioni
Altre Tafsiirka Quranka Sh. Dirir versioni APK per Android
Android popolare app